Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xanuunka COVID-19, waxaa ay ku sheegtay in 48-kii saac ee la soo dhaafay guud ahaan dalka laga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Darawal Ku Dilay Exkoontarool Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa nin Darawal ah ku dilay Isgooyska EXkoontarool Afgooye. Darawalka la dilay ayaa watay gaari caasi ah. Askariga ayaa darawalka dilay ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Xogta Daahsoon Ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa. Aqirso…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka. Halkan Ka Daawo Baaqii Kasoo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara In Gabar Ah Loo Xiro Anigu Ma Qabo Waa Inaan Awoodeena Wax Ku Raadsanaa” Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara in gabar ah loo xiro anigu ma qabo waa inaan awoodeena wax ku raadsanaa” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Taliyeyaal Cusub oo Loo Magacaabay Ururrada Guutada 15-aad Ee CXD Qeybta 21-aad Wareegto uu soo saaray Odowaa Yuusuf Raage Taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa lagu magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigeenada Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye Xigeenka Guutadaasi. 1-Taliye xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cal “Dumarka Iyagaa Laga Rabaa In Ay Xaquuqdooda Raadsadaan” Xildhibaan Cabdi Cal ayaa sheegay in dumarka laga rabaa in ay xaquuqdooda raadsadaan Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “Waxaa Billaabatay In Kuraasta Sidii Xawilaaddii Deegaanno Kale Loogu Xawisho, Saxna Ma Ahan” Xildhibaan Xasan Yare ayaa sheegay in ay billaabatay in kuraasta sidii xawilaaddii deegaanno kale loogu xawisho, saxna maahan” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Fowsiya “Dhibaatada Iyo Isqabqabsiga Jira Waxaa Sabab U Ah 4.5” Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegtay in dhibaatada iyo isqabqabsiga jira ay sabab u tahay 4.5. Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor: Dekadda Hobyo Waxaa La Dhisayaa Dabayaaqada 2020-ka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka qeyb galayey munaasabadda daahfurka dekadda magaalada Hobyo, ayaa sheegay in dhismaheeda la bilaabayo dabayaaqada sanadkaan 2020-ka. Madaxweynaha ayaa xusay in dekadda…