Madasha oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka ah Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku taliey in la laalo talooyinka ay baarlamaanka horkeeneen guddiga wadajirka ahaa ee habraacyada doorashooyinka. Waxaa kale, oo ay soojeediyeen in la qabto kulan looga tashanayo… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Falanqeeye Ibraahim Geedow “Waa In Lala Xisaabatamaa Wasiir Khadiijo Diiriye Iyo Cabdiqani Saciid ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid aha falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha aya waraysi dhinaca Skyp siiyay Goobjoog Sports,isagoo ka waramay arimo badan oo ay ka mid yihiin horomarka iyo hiigsiga isboortiga…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo Qarka U Saaran In Xilka Laga Qaado Jacfar Maxamed Ayaa Ka Waramaya Hoggaamiyaha aqlabiyada Kenya Aadan Barre Ducaale oo qarka u saaran in xilka laga qaado Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Jaamacadda Nile Oo Soo Bandhigtey Maktabad Online Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online ah si ay ugu faa’ideystaan ardayda. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed oo Ballanqaaday In aan Dib Loo Noqon-doonin Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo xalay ka hadlay xafladda daahfurka mashruuca lagu dhisayo dekadda Hobyo ayaa ballanqaaday ka siyaasi ah inuu ka shaqeynayo in…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Saabir Shuuriye oo Goobjoog u ga Warramay Qorshaha Dhismaha Dekadda Hobyo Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga dowlad goboleedka Galmudug Saabir Nuur Shuuriye oo xalay uun daahfuray mashruuc lagu dhisayo dekadda Hobyo ayaa sheegay in Galmudug ay ka go’antahay in la dhiso dekadda magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo oo La Daahfuray Xaflad si weyn loo agaasimay oo xalay ka dhacday magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa lagu daahfuray mashruuc ah kii ugu weynaa ee laga hirgeliyo Galmudug. Xafladda waxaa joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddiyada Farsamo Ee Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo Kulmaya Waxaa saakay lagu wadaa in wadanka Jibouti ay markale ku kulmaan guddiyada farsamo ee wadahadallada Soomalaiya iyo Somaliland, si ay u gudo galaan howlihii loo idmaday. Shirka ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa ee magaalda Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka oo…