Ciidamada Amniga Galmudug Iyo Haramcad oo Howlgallo Ka Wada Degmada Hobyo Sheeko:Amniga Ciidamada Amniga ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug oo uu maalmahanba ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “ Qoor Qoor” iyo mas’uuliyiin kale. Ciidamadan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxwayne Deni oo Tababar u Soo Xiray Ciidan Kamid Noqonaya Daraawiishta Puntland+Sawirro Madaxwaynaha dowlad Goboleeda Puntland Siciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta tababar u soo xiray Dufcadda labaad, kuwaasi bilihi ugu danbeeyay tababaro kala duwan ku soo qaatay Xerooyinka Ciidan Ee ,54aad ,Xorgoble…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 31 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Muqdisho. Kooxo hubeysan ayaa Fagax ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dilay wiil dhallinyaro ah, kaas la sheegay inuu ahaa Darawal Mooto Bajaj. Kooxaha ayaa doonayey in dhac u geystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Goobjoog Oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Oo Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Waxaa si xiiso u socda tartanka lagu xusayo xidigihii hore Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Uurey waxaana kulan ciyaareed ka mid ahaa tarankaas wada dheelay labo koox…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Daafaca Xulka Soomaaliya Maxamuud Cali Maxamuud Ayaa Ku Biiray Koox Ka Dhisan England Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Sida Loo Maamulay Kursi Deegaan Doorashadiisu Tahay Degmada Baardheere Ayaa Cabasho Lagu Muujiyay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Kootada Haweenka Kulan maanta golaha shacabka ay isugu yimaadeen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku meelmariyeen, xeerka qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka ah, kaas oo maalmahan golaha uu …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka Sare In Aan Lagu Qaybin Hannaanka 4.5 Oo Laga Soo Horjeestay. Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka sare in aan lagu qaybin hannaanka 4.5 oo laga soo horjeestay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Arinkaa