Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK.
Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog