Madaxweeyne Deni oo Maanta Gaaray Magaalada Qardho Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar , iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Ciidamo Ka Tirsan Militiriga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda ayaa xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan waxayna madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ka dalbadeyn in wax laga qabato cabashooda. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Bahda Ciyaaraha Oo Walaac Ka Muujiyay Dayacaada Ka Jirta Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhallinyaradda Dowladda Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Diiriye oo ah wasiirkii ugu waqti dheeraa ee soo mara wasaarada ciyaaraha ayaa ka gaabisay shaqooyinkii loo igmaday,iyadoo waqtigeeda ugu badan uu ka qaatay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xog: Goobjoog oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gaari Sida Walxaha Qarxa oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Ururka Danab ee qeybta 21aad Ciidamada Xoogga Dalka ayaa goor dhow ku qabtay magaalada Galkacyo gaari noociisu yahay Noah kaas oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo ninkii waday. Ma…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan iyo DDS oo Ka Shiraya Dilal Ka Dhacay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray deegaanka Feerfeer ee gobolka Hiiraan, oo dhwaan deegaan hoos yimaado ay ka dhaceen dilal la xiriiro aanooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Bacaadweyne Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa, qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla duleedka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Rasmiha ah Ee Barakacayaasha ama Qaxootiga ah ee Soomaaliya Mushkiladda barakaca ama in qaxooti la noqdo waa astaan ka mid ah kuwa lagu yaqaannay Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay. Maanta, sida ay sheegayaan hey’adaha dowladda federaalka ah…