Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Coronavirus, waxaa ay ku sheegtay in dalka laga helay 25 xaaladood oo cusub oo xanuunka COVID-19 ah. Wasaaradda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Baladweyne Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday DDS Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Madaxtooyada Beledweyne ku qaabilay, wafdi ka socday dowlad deegaanka Soomaalida Wafdigani ay isugu jiraan Heer wasiiro, maamulka gobolka Shabeelle ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Jubbada Hoose Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB ayaa Al-Shabaab ka saaray Degaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose, kaddib howlgal ciidamada ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaado degmooyinka Kismaayo iyo Jammaame ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Lagu Soo Dhoweeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cadi Kaariye ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, Madaxweynaha iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay Afaafka hore…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland oo Xabsiga Ka Siideysay Fannaaniin Muddo u Xirnaa Somaliland ayaa xabsiga ka siideysay labo gabdhood oo fannaaniin ah, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku xirnaa magaalada Hargeysa, waxaana xabsiga la dhigay ka dib markii ay ka laabteen Muqdisho ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Kahortimid Qaraarka Masar Ee Libya iyo Biyo-xireenka, Taageertana Turkiga iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa saacadihii tagay waxaa ay qaadatay labo go’aan oo ku tusinaya isbadalka xiriirka arrimaha dibadda. ee muddo soojiray. Muqdisho waxaa ay kahortimid qodobbo ku jiray qaraarro ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mooshin Loo Gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Waxaa goordhow mooshin loo gudbiyey Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan oo ay saxiixeen 130 oo golaha ah Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ayaa lagu dalbaday in tirada aqalka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Cabasho Laga Keenay SidaLoo Maamulay Kursi Degaan Doorashadiisu Ahayd Magaalada Kismaayo Cabasho laga keenay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Magaalada Kismaayo . Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Laga Keenay Kuraasta
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiisaha Tartanka Lagu Xusayo Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Loogu Hadal Hayaa Guud Ahaan Soomaaliya Waxaa meel dhexe soo gaaray tartankii kubbadda cagta ee lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaryahan mudooyinkii la soo dhaafay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Bankiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay 55 MilyanOo Dolar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar oo wax looga qaban la talaacidda Covid-19, laguna taageeri doono siyaasadaha dhiirrigelinta ganacsiga gaarka ah isla…