Somaliland oo Faahfaahisay Sababta Loo Xiray Xafiisyada Labo TV Sheeko:Amniga Somaliland ayaa faahfaahiisay xiritaanka xaafiisyada Tv-ga Universal iyo Star ee magaalada Hargeysa, iyo sababta ka dambeysa in la xiroay labada Telefeshin. Wasiirka warfaafinta oo Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo wareysi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Ugu Hambalyeeyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti 43-Guuradii Xornimadooda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: War-murtiyeedka Ka Soo Baxabay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Waxaa warmuriyeed laga soo saaray shir labo maalin Gaalkacyo uga socday madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor,. Kulanka ayaa waxaa intii uusan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Danjire Caalim “ Farmaajo Waa In Uu iska Iloobaa Ku Soo Laabashada Villa Somalia ” Danjire aqoon-yahan Maxamed Caalim oo ka Faalooda Arimaha Siyaasada Soomaaliya ayaa sharaxaad waafi ah ka bixiyay khudbadii ay Golaha Shacabka ka hor aqrisyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo:-Hadaljeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Hadaljeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ee ka horjeedisay xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Halkan Ka Daawo Khudbadii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Warbixin:-Ma Ogtahay In Madaxweyne Farmaajo Uu Horay U Ahaa Garsoore Xaga Ciyaaraha? Goobjoog uu kuu diyaarisay warbixin ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee xaga ciyaaraha,isagoo horay u ahaa garsoore dhinaca kubbadda cagta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsa Sooyaalka Ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Ka Horyimid Meel Marinta Matalaadda Banaadir Xildhibaannadaan golaha shacabka ee hoos ku qoran, waxay maanta uga digeen guddoonka goloha shacabka ee BF in la baalmaro dastuurka, oo ah heshiis bulsho iyo xeerarka kale ee dalka, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sababaha ay Xaliimo Yarey Dib Ugu Dhigeyso Doorashada 2020-ka Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yareey , oo maanta hortagtay goblaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo laga sugayey in ay cadeyso in dalka ay doorasho qof…
1 daqiiqo Sheeko:War Kooxda Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Sheegay in Galmudug iyo Puntland ay Bilaabayaan Howlgallo Wadajir ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo warbaahinta ugu warramayey magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabab iyo Daacish oo ku sugan Galmudug…