U bood dhigaalka

Kooxda Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay

Juun 27, 2020

Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u anfacaan Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Diyaar Garowka Kooxda Da’yarta