Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u Fadhiisatay Dacwad Loo Heystay Labo Eedeysane Sheeko:Amniga Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta ufarisatay wajiga kowaad ee dacwadii lo heystay 2 eedeysane oo mid kamid ah uu yahay shacab halka kan kalane uu ka tirsan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Labo Xubnood Oo Guddiga Doorashooyinka U Matala Xisbiyada Mucaaradka Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labadii Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka u Matalaya Xisbiyada Mucaaradka Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labo xubnood
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Hogaamiyaha Mucaaradka Ee MalawiMalawi oo Loo Dhaariyey Madaxweynaha Cusub Ee Dalkaasi Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Malawi, Lazarus Chakwera, ayaa Axadda maanta ah loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Malawi ka dib markii Sabtidii lagu dhawaaqay in uu ku guuleystey…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Suubaan Mahad “ Shacabka Jubaland Kuma Qanacsana Maamulka Axmed Madoobe ” Suubaan Mahad Dirir oo ka mid ah musharaxiiinta is badaldoonka Jubaland ayaa waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa ka hadashay xaalada guud ee deegaanada maamulkaas. Halkan Ka Daawo Waraysi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-DR.Xasan Sheekh “Xaliimo Yarey Amni Xumo Darteeda Ayay Xalane La Dagantahay Ajaanibta ” DR.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah Barre Jamaacadaha dalka ayaa waraysi dhinacyo badan uu siiyay Goobjoog waxa uu sharaxaad dheeri ka bixiyay khudbadii ay Golaha shacabka u jeedisay guddoomiyaha Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Hadaljeedinta Guddiga Waxaa laga Dheehan Karaa Muddo kordhin Rimman Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdusho ayaa soo dhoweeyey ansixinta kuraasta aqalka sare ee matalaadda Muqdisho, waxaa uuse ku dheeraaday falcelintiisa…
5 daqiiqo Sheeko:Amniga Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban… 5 Xaqiiqo Oo Muhiim Ah oo Ay Ka Dhawaajisay Maalinnimadii Sabtida, waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ganacsato Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa ganacsato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay gudaha dalka Koonfur Afrika, kadib weerarro saacadii la soo dhaafay lagu qaaday goobooda ganacsi. Kooxo burcad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbax Lagu Taageerayo Ansixinta Matalaadda Gobolka oo Caasimadda Ka Bilowday Waxaa saaka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka bilowday dibadbax lagu taageerayo, go’aankii golaha shacabka ee Baarlamaanka shalay uu ku meel mariyey 13 xubnood oo golaha Aqalka sare ku matalaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Sacuudiga Ku Ammaantay Sidey Xajka Ugu Koobeen Inta Gudaha Deggan Wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta ee Soomaaliya ayaa la sheegay iney dalka Sacuudiga ku ammaantay talaabada iyo go’aanka ah iney Xajka sanadkan ku koobeen inta ku sugan gudaha dalkaasi. Sida…