Golaha Wakiillada Puntland oo Dood Ka Yeeshay Matalaadda Gobolka Banaadi, Maxaase Ka Soo Baxay? Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garowe, ayaa waxaa ay si adag uaga doodeen go’aankii golaha Aqalka sare uu 13 xubnood ugu ogolaaday in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Coronavirus Ka Diiwaan Gelisay Tiradii Ugu Yareyd Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 19 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Unsom Oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho …
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Saacid “Degmada Warta Nabadda Taariikh Weyn Ayay U Tahay Helitaanka Garoonka Stadium Muqdisho ” Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Warta Nabada Saacid Xuseen Cabdi oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in maamulka degmadiisa ay aad ugu faraxsanyihiin helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Dalbatay iney Iscasilaan Xaliimo Yarey iyo Guddigeeda Madasha Xisbiyada qaran oo qoraal soo saaray ayaa dalbaday iney iscasilaan dhammaan guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka. Halkaan Ka Akhriso. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xasan Sheekh “Guddoomiye Xaliimo Yarey Ma Ahan In Ay Kororsiimo U qalqaaliso Madaxweyne Farmaajo ” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Mqudisho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Zakariye Yuusuf ‘’ Waa Nasiib – daro in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka ‘’ Zakariye Yuusuf oo ka tirsan Hay’adda xasaradaha Caalamka ayaa nasiib-daro ku tilmaamay in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka,isagoo sharaxaad dheeri ah ka bixiyay khilaafka labada aqal ee Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xafiiska UNSOM oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho …
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Hoggaamiye Rouhani: Iraan Waxaa ay Wajahaysaa Sanadkeedii Ugu Adkaa Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani, ayaa Axadda maanta ah sheegay in dalkiisu uu wajahayo sanadkiisii ugu adkaa sababtoo ah cunnaqabateynta dhaqaale ee Mareykanka iyo cudurka safmarka ah ee COVID-19. Xaaladda adag…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Mid Ka Mid ah Beelaha Degan Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay 13-Kursi Ee Gobolka Banaadir Mid ka mid ah beelaha degan Muqdisho oo soo dhaweeyay hanaankii Golaha Shacabka Baarlamaanka ay ugu codeeyeen kuraasta uu Aqalka Sare uu ku yeelanayo Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Warbixin…