Ciidamada Xoogga Dalka oo Gaaray Deegaanno Cusub Gobolka Jubbada Hoose ah Sheeko:Amniga Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee loo yaqaano Danab, oo muddooyinkaan howlgallo ka waday gobolada Jubbooyinka ayaa la wareegay, deegaanno dhaca gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Al–shabab. Ciidamada… 1 daqiiqo