Soomaaliya oo Jago Fiican Ka Heshay Qaramada Midoobey Sheeko:Amniga Abuukar Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ayaa loo doortay inuu guddoomiye ku-xigeen ka noqdo kulanka 75-aad ee jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa. Mas’uuliyiinta Soomaalida ah ee horay usoo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Coronavirus oo Kiisaskii Ugu Yaraa Laga Diiwaan Geliyey Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 23 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Daawo:-Guddoomiye Xaliimo Yareey “ Guddiga Doorashooyinka Waxa Uu Sheego Waa In La Qaataa ” Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo yarey) ayaa waraysi dhinaca Sky-ka siiyay warbaahinta Goobjoog,iyadoo sheegtay in guddiga doorashooyinka waxa uu sheegayo shacabka iyo siyaasiinta loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:- Guddoomiye Mursal “ Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka uu beeshiisa kalumayo” Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayay astaynta kuraasta Golaha Shacabka ayaa yiri “Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:- Xildhibaan Dalxa “Meeshaan waxaa Socota Derin Iyo Maqaar La Isku Tolayo” Xildhibaan Dalxa “Meeshaan waxaa socota derin iyo maqaar la isku tolayo” Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Xildhibaan Dalxa Ka Jeediyay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:- Xildhibaan Sakariye “Waxaan Soo Jeedinayaa Kuraasta Deegaankooda Xaalad Amni Aan Lagu Dooran Karin “ Xildhibaan Sakariye “Waxaan soo jeedinayaa kuraasta deegaankooda xaalad amni aan lagu dooran karin ” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Zakariye Ka Jeediyay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muuqaal:- Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadi “Baarlamaanka Yaan Loo Ekeysiin Kuwo Kuraas La Cararaya” Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadi ”Baarlamaanka Yaan Loo Ekeysiin Kuwo Kuraas La Cararaya” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Faarax Ka Jeediyay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:- Xildhibaan Ibraahim Isaaq “Haddii Xildhibaanadu Iyo Shacabku Arkeen Kuraas Meel Kale Lagu Qoray Doorashooda Waan Saxaynaa” Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa sheegay haddii Xildhibaanadu iyo shacabku arkeen kuraas meel kale lagu qoray doorashooda waan saxaynaa Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Ibraahim Isaaq Ka Jeediyay Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Sareedo “Kursigayga Waa In La Geeyaa Waajid Oo Dadkaygu Ku Badan Yihiin” Xildhibaan Sareedo ”Kursigayga waa in la geeyaa waajid oo dadkaygu ku badan yihiin” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Xildhibaan Sareedo Ay Ka Jeedisay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Soo Dhoweeyey Cabudwaaq+Sawirro Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoor Qoor” oo maalmahan socdaal ku maraya deegaannada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.…