Xildhibaanno Ka Tirsan Shirshabeelle oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Baarlamaanka Puntland Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo wasiirro, maanta kulan isugu yimid magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed, ay uga jawaabeen, war-murtiyeed maanta ka soo baxay baarlamaanka dowlad goboleed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Garoowe ayaa ka aragti dhiibtay 13-Senetorada ee loo asteeyay Gobolka Banaadir. Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Garoowe ayaa ka aragti dhiibtay 13-Senetorada ee loo asteeyay Maamulka Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Wasiirka Oo La Hadlay Warbaahinta
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Baarlamaanka Puntland Oo Xukuumadda Ugu baaqay Inaysan Ka Qaybgalin Shirka Madaxwayne Farmaajo Ku Baaqay Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xukuumadda ugu baaqay inaysan ka qaybgalin Shirkii Madaxwayne Farmaajo ku baaqay ee u dhaxeeya Dowladda Fedraalka iyo Maamul Goboleeedyada. Halkan Ka War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Ganacsatada Kalluunka Suuqa Xamarwayne Oo Walaac Ka Muujiyay Maraakiibta Shisheeye Ee Ka Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Ganacsatada Kalluunka Suuqa Xamarwayne Oo Walaac Ka Muujiyay Maraakiibta Shisheeye Ee Ka Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Walaac Ganacsatada
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Wakiillada Puntland Golaha wakiillada Puntland oo goordhow war-murtiyeed soo saaray ayaa sharci darro ku tilmaamay ansixinta golaha shacabka ee matalaadda Muqdisho,. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Guddoomiyeyaal Cusub Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu wareegtooyin madaxweyne u xilalkii kaga qaaday guddoomiyeyaal gobol, halka uu u magacaabay gudoomiyeyaal cusub gobolada qaar ee Somaliland. …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiga Gurmad oo Sheegay in Guddiga Doorashada Ku Milmeen Siyaasadda Xisbiga Gurmad oo qoraal kasoo saaray hadaljeedinta Xaliimo Yarey ee golaha shacabka ayaa sheegay in guddiga doorashada uu ku milmay siyaasadda iyaga oo intaa raaciyey in warbixintoodu ay sharci darro…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Hirshabeelle oo Kulamo Ku Leh Feerfeer Waxaa deegaanka Feerfeer ee xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dalka Itoobiya, ka socda kulamo lagu xalinaayo colaad dhowaan ka soo cusbaanatay, deegaanka Abaaleey oo dhaca xadka gobolka uu la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacab? Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan ay ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka looga hadli doonaa , Akhrinta 1aad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiillada Puntland oo Markale Ka Shiraya Arrimaha Matalaadda Gobolka Banaadir Golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta markale la filayaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Garowe, kaas oo la xiriixa kulan goluhu ay shalay ay ka yeesheen mataladda gobolka…