1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Caruur Waxyeello Kasoo Gaartay Qarax Ka Dhacay degmada Deyniile Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan qarax khasaare geystay oo habeenimadii xalay ka dhacay degamada Deyniile ee gobolka Banaadir, waxaana waxyeello ka soo gaartay caruur deegaanka ah. Qaraxa…