Xaliimo Yarey oo Berri Ku Dhawaaqi-doonta Waqtiga Doorashada Sheeko:Baarlamaanka Kadib dib u dhac horay ugu yimid ku dhawaaqista waqtiga doorashada ayey mar kale berri oo sabti ah u balansan yihiin guddiga madaxbannaan ee doorashada si ay ugu cayimaan maalinta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Tiyaatarka Qaranka oo Burburkii Kadib Maanta Xarigga Laga Jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga iyo shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Kulanka Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyada Galmudug iyo Puntland Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Siciid Cabdulllaahi Dani oo ujeedkiisu ahaa in iskaashi ay labada Maamul ka wada yeeshaan xoojinta Amniga dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Ayaa Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Muqdisho waxaa si heer sare ugu socda tartan lagu xusayo xidigihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Jeenyo Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ka qeyb galay ciyaartooydii hore iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Taageeray Aqalka Sare https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/puntland-iyo-jubbaland-kadib-madasha-xisbiyada-ayaa-taageeray-aqalka-sare/ Halkan Ka Daawo Baaq Kasoo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Qoor Iyo Deni Oo Ku Kulmay Gaalkacyo Maxay Kawada Hadleen? Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Siciid Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo. Aqriso Nuxurka Kulanka Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland iyo Jubbaland Kadib, Madasha Xisbiyada Ayaa Taageeray Aqalka Sare Madasha Xisbiyada Qaran oo warmurtiyeed ka Soo saarey go,aankii Aqalka Sare ee ku aadanaa habraacyada been abuurka ah ee la sheegay lagu sameeyey xeerkii ay Soo wada diyaariyeen Guddigii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo Oo Martigelineysa Labadeeda Madaxweyne Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheega in xarunta madaxtooyada Puntland ee Galkacyo ay kulan ku leeyihiin madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Labada dhinac ayaa lagu…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 60 Sano Kadib, Akhriso Maxaa Dhacay 26-ka June, Yaa Faa’idey Yaase Khasaaray? Maanta waxaa ay umadda Soomaaliyeed u dabaal-dageysaa 60-sano guuradii ka soo wareegtay 26-ka June iyo xuriyaddii gobollada waqooyi. Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi Cabdi ” Soomaaliya waxa lagu tagi karaa oo kaliya Passaport-ka Iyo Calanka Somaliland “ Munaasibad loogu dabbaal-degayo 60-guuradii kasoo wareegtay markii gobolada waqooyi ay xoriyada ka qaateen Ingiriiska ayaa lagu qabtay madaxtooyda Somaliland. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Khudbadii 26-Juun 2020