Muuqaal:-Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Sheeko:Dalka, War Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn Guddiga Doorashooyinka 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Taageeray Aqalka Sare, Diidayna Habraacyada Been Abuurka ah ee Golaha Shacabka Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa saacaadihii la soo dhaafay waxaa ay taageereen dadaallada aqalka sare ee xal u raadinta iyo isu soo dhoweynta dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Dowlad Goboleedyada u Diray Casuumaad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Iska diiday Habraaca Doorashada Ay Golaha Shacabka Ansixiyeen Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyey sharciga doorasho ee lagu ansixiyey golaha shacabka iyaga oo taageeray aqalka sare. Qoraalka Puntland: Jubbaland:
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Coronavirus, waxaa ay ku sheegtay in dalka laga helay 25 xaaladood oo cusub oo xanuunka COVID-19 ah. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Baladweyne Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday DDS Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Madaxtooyada Beledweyne ku qaabilay, wafdi ka socday dowlad deegaanka Soomaalida Wafdigani ay isugu jiraan Heer wasiiro, maamulka gobolka Shabeelle ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Jubbada Hoose Ciidamadda Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB ayaa Al-Shabaab ka saaray Degaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose, kaddib howlgal ciidamada ay ka sameeyeen deegaanno hoos yimaado degmooyinka Kismaayo iyo Jammaame ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado Lagu Soo Dhoweeyey Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cadi Kaariye ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, Madaxweynaha iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa soo dhaweyn loogu sameeyay Afaafka hore…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Xabsiga Ka Siideysay Fannaaniin Muddo u Xirnaa Somaliland ayaa xabsiga ka siideysay labo gabdhood oo fannaaniin ah, kuwaas oo muddooyinkii dambe ku xirnaa magaalada Hargeysa, waxaana xabsiga la dhigay ka dib markii ay ka laabteen Muqdisho ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Kahortimid Qaraarka Masar Ee Libya iyo Biyo-xireenka, Taageertana Turkiga iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa saacadihii tagay waxaa ay qaadatay labo go’aan oo ku tusinaya isbadalka xiriirka arrimaha dibadda. ee muddo soojiray. Muqdisho waxaa ay kahortimid qodobbo ku jiray qaraarro ka dhan ah…