Dowladda Turkiga oo Cambaareysay Weerar Lagu Qaaday Xerada Turksom Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo shalay ka dhacay agagaarka dugsiga tababarka ciidamada ee Turksom ee Magaalada Muqdisho. Qoraalka kasoo baxay dowladda Turkiga ayaa lagu cambaareeyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Bedelay Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka, Halka La Magacaabay Taliye Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Faahfaahisay Wararkii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya. Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd: >…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo Soo Gabagabeysay Qoriska Manhajka Dugsiga Sare+Sawirro Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS),ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku qabatay Xafladda Gabagabada Qoraalka buugaagta Manhajka Qaranka ee dugsiga Sare oo ah buugaag ay diyaariyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Soomaaliya Oo Diiwaan Gelisay Machadka UNAS Iyo Qaramada Midoobay Oo Dacwad U Heysta. Halkan Ka Aqriso Qoraalka Xogta Qaramada Midoobay Iyo Machadka UNAS https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-oo-diiwaan-gelisay-machadka-unas-iyo-qaramada-midoobay-oo-dacwad-u-heysta/ Halkan Ka Warbixin Ku Saabsan Xogta Qaramada Midoobay Iyo Machadka UNAS
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Beenebeene: Waa in Matalaadda Banaadir Laga Dhigo 13 Xubin Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in matalaadda Muqdisho ay qeyb ka tahay dowladnimada. Xildhibaan Beenebeene oo Tweeterkiisa soo dhigay qoraalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Amniga Galmudug oo Gaaray Bacaadweyn Wasiirka amniga gudaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta booqday saldhiga ciidanka Booliska degmada Baacadweyne ee Gobolka Mudug. Wasiirka waxaa kormeerkaan ku wehlinayey saraakiil katirsan ciidanka Booliiska oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Daawo: Somaliland oo Qaadday Guud Ahaan Xayiraadda Covid 19 Somaliland ayaa war ka soo saartay xayiraado ay horay u soo rogtay sababo la xiriira xanuunka COVID-19, waxaana ay sheegtay in qaadista looga golleeyahay, sidii loogu fududeyn laha arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka Baxdo+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayey ayaa gaaray deegaanka Baxdo ee Gobalka Galgaduud, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey halkaasi. Soo dhoweynta ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo muddo Kordhin U Sameysay Xafiiska UNSOM Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo kordhin u sameysay Xafiiska UNSOM Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Muddo Kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobay