Xog: Goobjoog oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Sheeko:Dalka 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gaari Sida Walxaha Qarxa oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Ururka Danab ee qeybta 21aad Ciidamada Xoogga Dalka ayaa goor dhow ku qabtay magaalada Galkacyo gaari noociisu yahay Noah kaas oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo ninkii waday. Ma…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan iyo DDS oo Ka Shiraya Dilal Ka Dhacay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray deegaanka Feerfeer ee gobolka Hiiraan, oo dhwaan deegaan hoos yimaado ay ka dhaceen dilal la xiriiro aanooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Bacaadweyne Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa, qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay xero ciidan oo ku taalla duleedka deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Tirada Rasmiha ah Ee Barakacayaasha ama Qaxootiga ah ee Soomaaliya Mushkiladda barakaca ama in qaxooti la noqdo waa astaan ka mid ah kuwa lagu yaqaannay Soomaaliya 30-kii sano ee la soo dhaafay. Maanta, sida ay sheegayaan hey’adaha dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xanuunka COVID-19, waxaa ay ku sheegtay in 48-kii saac ee la soo dhaafay guud ahaan dalka laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Darawal Ku Dilay Exkoontarool Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa nin Darawal ah ku dilay Isgooyska EXkoontarool Afgooye. Darawalka la dilay ayaa watay gaari caasi ah. Askariga ayaa darawalka dilay ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Xogta Daahsoon Ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa. Aqirso…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka. Halkan Ka Daawo Baaqii Kasoo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara In Gabar Ah Loo Xiro Anigu Ma Qabo Waa Inaan Awoodeena Wax Ku Raadsanaa” Xildhibaan Sacdiya ”Kursi gaara in gabar ah loo xiro anigu ma qabo waa inaan awoodeena wax ku raadsanaa” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta Golaha Shacabka