Akhriso: Taliyeyaal Cusub oo Loo Magacaabay Ururrada Guutada 15-aad Ee CXD Qeybta 21-aad Sheeko:Arrimaha Amniga Wareegto uu soo saaray Odowaa Yuusuf Raage Taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa lagu magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigeenada Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye Xigeenka Guutadaasi. 1-Taliye xigeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cal “Dumarka Iyagaa Laga Rabaa In Ay Xaquuqdooda Raadsadaan” Xildhibaan Cabdi Cal ayaa sheegay in dumarka laga rabaa in ay xaquuqdooda raadsadaan Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “Waxaa Billaabatay In Kuraasta Sidii Xawilaaddii Deegaanno Kale Loogu Xawisho, Saxna Ma Ahan” Xildhibaan Xasan Yare ayaa sheegay in ay billaabatay in kuraasta sidii xawilaaddii deegaanno kale loogu xawisho, saxna maahan” Halkan Ka Daawo Khudbad Uu Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Fowsiya “Dhibaatada Iyo Isqabqabsiga Jira Waxaa Sabab U Ah 4.5” Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegtay in dhibaatada iyo isqabqabsiga jira ay sabab u tahay 4.5. Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor: Dekadda Hobyo Waxaa La Dhisayaa Dabayaaqada 2020-ka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka qeyb galayey munaasabadda daahfurka dekadda magaalada Hobyo, ayaa sheegay in dhismaheeda la bilaabayo dabayaaqada sanadkaan 2020-ka. Madaxweynaha ayaa xusay in dekadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka ah Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku taliey in la laalo talooyinka ay baarlamaanka horkeeneen guddiga wadajirka ahaa ee habraacyada doorashooyinka. Waxaa kale, oo ay soojeediyeen in la qabto kulan looga tashanayo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Falanqeeye Ibraahim Geedow “Waa In Lala Xisaabatamaa Wasiir Khadiijo Diiriye Iyo Cabdiqani Saciid ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid aha falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha aya waraysi dhinaca Skyp siiyay Goobjoog Sports,isagoo ka waramay arimo badan oo ay ka mid yihiin horomarka iyo hiigsiga isboortiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo Qarka U Saaran In Xilka Laga Qaado Jacfar Maxamed Ayaa Ka Waramaya Hoggaamiyaha aqlabiyada Kenya Aadan Barre Ducaale oo qarka u saaran in xilka laga qaado Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jaamacadda Nile Oo Soo Bandhigtey Maktabad Online Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online ah si ay ugu faa’ideystaan ardayda. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed oo Ballanqaaday In aan Dib Loo Noqon-doonin Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha aqalka sare Abshir Maxamed Axmed oo xalay ka hadlay xafladda daahfurka mashruuca lagu dhisayo dekadda Hobyo ayaa ballanqaaday ka siyaasi ah inuu ka shaqeynayo in…