Wasiir Saabir Shuuriye oo Goobjoog u ga Warramay Qorshaha Dhismaha Dekadda Hobyo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga dowlad goboleedka Galmudug Saabir Nuur Shuuriye oo xalay uun daahfuray mashruuc lagu dhisayo dekadda Hobyo ayaa sheegay in Galmudug ay ka go’antahay in la dhiso dekadda magaalada.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo oo La Daahfuray Xaflad si weyn loo agaasimay oo xalay ka dhacday magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa lagu daahfuray mashruuc ah kii ugu weynaa ee laga hirgeliyo Galmudug. Xafladda waxaa joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiyada Farsamo Ee Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo Kulmaya Waxaa saakay lagu wadaa in wadanka Jibouti ay markale ku kulmaan guddiyada farsamo ee wadahadallada Soomalaiya iyo Somaliland, si ay u gudo galaan howlihii loo idmaday. Shirka ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa ee magaalda Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah ka doodista xeerka qoondada haweenka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Ka Socda Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ku Baxay Dilal Ka Dhacay Abaaley Wafdi ka socday dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ku baxay dagaal dhowaan ka dhacay deegaan ku yaallo xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dowlad deegaanka. Wafdigaan ayaa waxaa ka mid ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Booqday Xarumaha Ciidanka Ee Degmada Hobyo Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeeray xarumaha CiIdamada Ammaanka heer fadaraal iyo heer dowlad Gobaleed ee ku yaala dagmada hobyo ee gobalka Mudug halkaas oo haatan…
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dowladda Soomaaliya oo Hirgalisay Xarunta Ka Digista Halis-wadareedka iyo Musiibooyinka Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta, shaqaalaha ka howl-gali lahaa iyo khubaro tababarro joogta ah siiya…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururuka suxufiyiinta(SJS) oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Wariyayaal Lagu Xiray Somaliland Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray saxafiyiiin lagu xiray Somaliland gaar ahaan gobolada Sool iyo Sanaag,Khadar Rigaax Jaabir Siciid Ducaale (dhexe) iyo Khadar Tarabi,xilli ay soo tebinayeen…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursi Golaha Shacabka oo La Diidayo In La Raro Deegaan Doorashadiisa Bayaan goordhow kasoo baxay cidda iska leh kursiga golaha shacabka ee BF, Numberka yahay 00124 ee hadda uu ku fadhiyo matalaaddiisa xildhibaannimada Cabdiraxman Kulmiye Xersi Dheere ayaa diiday in doorashada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Daahsoon ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa iyo…