Puntland oo Qaadacday Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad goboleedka Puntland ayaa qaadacday ka qeybgalka shirkii dhowaan uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo in ay isugu yimaadan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, si ay uga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Halkan Ka Aqriso Heshiiska Jabuuti Ku Dhexmaray Soomaaliya Iyo Somaliland https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-iyo-somaliland-heshiis-cusub-oo-hore-oo-lagu-gaaray-djibouti/…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Afhayeenka Booliska “ Ciidanka Booliska waxa ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab ” Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab Halkan Ka Daawo Afyeenka Ciidanka Booliska Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 3 Qof oo uu Cunug Dhallaan Ku Jiro Oo Lagu Dilay Muqdisho Qarax saacado kahor ka dhacay agagaarka hoygii iyo madaxtooyadii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad ee degmada Hodan, Muqdisho ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen 3 qof oo ay ku jiraan dhallaan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Xulka Qaranka Uma Baahan Macallimiin Ajaanib Ah Oo Qaata Dhaqaale Badan ” Falanqeeye IIbraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in ay ceyb tahay in sanad walba la badalo macallimiinta Xulka Qaranka hogaaminaysa,isagoo Xiriirka kubabdda cagta u sheegay in wax ka badalaan arintan,maadama Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Arrimaha la isla ogolaaday ee la saxiixay ma aha qaar cusub,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyey Degmada Hobyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa galabta safar ka mid ah kuwo uu ku marayey gobolka Mudug, waxaa uu ku gaaray degmada Hobyo ee isla gobolkaasi. Madaxweynaha wafdigiisa ayaa si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Agab Caafimaadka Guddoontay Dowladda Ethiopia Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Ethiopia Mudane Axmed Shide ayaa maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana Wasiirka Maaliyadda ku weheliyey Wasiirudowlaha Arrimaha Debadda Mudane Ridwan Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Ciidamada Xoogga Ku Eedeyey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Xadka Gobolka Hiiraan iyo Itoobiya Deegaanka Abaalay ee xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya, ayaa shalay waxa ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimashada in ka badan lix qof inta la og yahay, iyadoo khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirrada? Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo ah guddoomiyaha guddida heer Qaran ee fududeynta Ganacsiga Soomaaliya oo sidoo kalena ay Wasaaradda Ganacsigu iyo Warshadahu ka…