Dowladda Soomaaliya oo Markale Dib u Dhigtay Furitaanka Duulimaadyada Gudaha Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} oo la hadlay goordhaw Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada sabab… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya iyo Jabuuti oo Maanta Ku Tartamaya Kursiga Aan Joogtada Aheyn Ee Golaha Ammaanka QM Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay ku tartami doonaan Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasi oo la wada sugayo Natiijada kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muuqaal:-Isbitaalka Cadaado Oo Loogu Deeqay Qalab Looga Hortago Cudurka Cornavirous Hay’adda Kalkaal Hospital Foundation oo qalab Caafimaad ugu deeqday Isbitaalka Guud ee Cadaado
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay U Mira Dhali la’ Yihiin Wadahadalada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Waxaa Sharaxaad Ka Bixiyay DR.Xasan Maxay u mira dhali la’ yihiin wada hadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland mudo ka badan toban sano ah Waxaa sharaxaya Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadda Umadda.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taabit: Ma’ahan Wax La Aqbali Karo In Ciidankii Loo igmaday Difaaca shacabka in Ay Dib Ugu Soo Laabtaan Taabit Cabdi Maxamed guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay dil galinkii dambe ee shalay degmada Xamarjabab askari ka tirsan boolika Soomaaliya uu ku dilay Oday miis yar ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Uu Horomar Gaarsiiyaa Maamul Goboleedyada ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga rabo in ay horomar iyo dhaqaalo geliyaan ururada kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Dastuurka Ay Ugu Dhaqmi La Yihiin Madaxda Dowladda Fedraalka Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Waxaa Shraxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dr.Xasan “ Madaxweyne Farmaajo Sharaxaad Ka Bixi Is Dhaxgalka Geeska Africa ” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Lagu Xusayo Laacibkii Hore LLp Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Ugu Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu socda tartan lagu xusayo laacibkii hore LLP Jeenyo Xulka Qranka Soomaaliya iyo Gobolka Baayo Maxamaed Xaaji Adam Uurey kaas oo dabayaaqadii 2019 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho Warar ka duwan ayaa waxaa ay ka soo baxaayaan shil khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jiro sababay oo ka dhacay Isgoyska Fagax ee magaalda Muqdisho. Shilka ayaa yimid kadib markii…