Muuqaal:-Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Askari Qof Rayid Ah u Dilay Sigaar Dartii Askari lagu sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada deegaanka ayaa waxaa uu goordhow nin odey ah ku dilay isgoyska Ceel Gaab, sababtuna waa sigaar. Marxuumka maanta la dilay ayaa miis yar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Lugu Soo Dhoweeyey Deegaanka Ceelguula Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa safar gaaban ku yimid degmada Ceelguula ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo waftigiisa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Ceelguula ayaa soo kormeeray…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran “ Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed” Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Geedow “Daawasho La’aan Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya Waxay Abuuraysaa In Ay Niyad Jabaan Ciyaartooyda ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay daawasho la’aanta ka jirta horyaalka Soomaaliya niyad jab ay ku noqonayso ciyaartooyda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “Dhismaha Stadium Muqdisho Waan In La Waa Fajiyaa Heerka Caalamka ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ah Qoraa & falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in dhismaha garoonka Stadium Muqdisho laga hoos marin heerka caalamiga ee garoomada Xiriirka Kubbadda cagta caalimga ee FIFA
1 daqiiqo Sheeko:War Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Safiirkii Hore Soomaaliya Ee Dalka Ciraaq oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa saaka Muqdisho ku geeriyooday Amb. Ciise Cali Maxamed oo ku magac dheeraa (Ciise Dheere), kaas oo ahaa diblumaasi ka tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha: Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…