Itoobiya oo Koronto, Internet iyo Isu Socod La’aan Ah Sheeko:Arrimaha Amniga Dalka Itoobiya ayaa saacadihii tagay waxaa hareeyey dibax-baxyo waaweyn, iyada oo la hakiyey isu socodka , lana jaray Internet-ka iyo korontada. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib dil loo geystay fannaanka dhalinyarada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Iska Fogeysay Bogaadinta Xaliimo Yarey ee Arrimo Doorasho Qaramada Midoobey , xafiiskeeda Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Xaliimo Yarey iyo guddigeeda ku bogaadiyeen arrimo doorasho la xiriira. Xafiiska UNSOM oo la soo xiriirtay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Soomaaliya oo Codsatay Xubinnimada Golaha Ammaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey u gudbisay codsi ku aadan ka mid noqshoda xubnaha aan joogtada aheyn ee golaha 2023-ka. Muuqaal laga duubay wadahadal dhexmaray Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guudiga Wadajirka ah Ee Xeerar Doorashooyinka oo Ka Soo Saaray Kuraasta Laga Wareejiyey Deegaan Doorashadooda Guddoomiyaha guddiga wadajirka ah ee dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay cabasho ka soo yeertay beelaha qaar, taas oo ah in kuraastoodii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Guushii Soomaaliya Ka Gaartay Golaha Ammaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacab? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha ayaa lagu wadaa in goluhu uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Jago Fiican Ka Heshay Qaramada Midoobey Abuukar Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobey ayaa loo doortay inuu guddoomiye ku-xigeen ka noqdo kulanka 75-aad ee jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa. Mas’uuliyiinta Soomaalida ah ee horay usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Coronavirus oo Kiisaskii Ugu Yaraa Laga Diiwaan Geliyey Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 23 qof oo cusub, taasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo:-Guddoomiye Xaliimo Yareey “ Guddiga Doorashooyinka Waxa Uu Sheego Waa In La Qaataa ” Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo yarey) ayaa waraysi dhinaca Sky-ka siiyay warbaahinta Goobjoog,iyadoo sheegtay in guddiga doorashooyinka waxa uu sheegayo shacabka iyo siyaasiinta loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Guddoomiye Mursal “ Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka uu beeshiisa kalumayo” Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayay astaynta kuraasta Golaha Shacabka ayaa yiri “Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka…