Maamul Cusub oo Loo Magacaabay Deegaanka Jaziira Sheeko:Arrimaha Amniga Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa lagu magacaabay Maamulka Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye kadib markii uu ogaaday baahida loo qabo helidda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqaal :-Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Shirka Dhab U Heshiisiinta Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Dhagax Dhigay Xero Lagu Tababarayo Booliska Galmudug Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug oo ay wehliyaan wasiirada Dekedaha iyo kaluumaysiga, iyo wasiirka Bey’ada iyo horumarinta reer Miyiga, Guddoomiyaha Cadaado iyo saraakiil kale ayaa maantay dhagax dhigey Akademiyada Tababarka Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Laga Filan Karaa Shirka U Dhaxeeya Madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland? Qaar ka mid shacabka Muqdisho oo la hadlay Goobjoog News ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada-hadalada u dhaxeeya madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkood Golaha Abwanaada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Dowladda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkooda
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Deni Ka Horjeediyey Furitaanka Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe ka furay kalafadhigii 46-aad ee golaha wakiillada maamulkasi, isaga oo golaha ka horjeediyey khudbad uu dhinacyo badan kaga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Afyare “ Waa Talaabo Bogaadin Mudan Isu Soo Dhawaashaha Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe ” Prof.Afyare Cilmi oo waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa soo dhaweeyay in ay wada hadlaan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Badan oo Rayid ah oo Ku Dhintay Weerarro Ka Dhacay Nigeria Ugu yaraan 20 askari iyo in ka badan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay weeraro ka dhacay gobolka Borno, ee waqooyi bari dalka Nigeria.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland ‘’ Ma aqbalayno natiijo kasta oo ka soo baxda shirka Jabuuti ‘’ Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin natiijada ka oo soo baxda shirka Dowladda Federaalka iyo Somaliland uga socda dalka Jabuuti. Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in…