Safaaaradda Mareykanka ‘’Waa Talaabo Muhiim ah Go’aankii DFS Ay Ku Aqoonsatay Axmed Madoobe ‘’ Sheeko:Dalka Qoraal ka soo baxay safaaradda Mareynkanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in talaabo hore loo qaaday ay ahayd , aqoonsigii Dowladda Federaalka ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxa lagu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdullahi Xasan Sulaymaan Baliil “Daawasho La’aan Ayaa Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya ” Horyaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku yimid hoos dhac dhinaca daawashada kamana qeyb galaan taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta,inkastoo ay jiraan kuwa yar oo taga garoomada Eng.Yariisow ee degmada Cabdicasiis iyo garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shil Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Waxaa warar kale duwan ay ka soo baxay shil khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay isku dhaceen labo gaari. Shilka ayaa yimid ka dib markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Maanta Furaya Kalfadhiga 46aad Ee Golaha Wakiillada Puntland Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garowe ee caasimaadda dowlad goboleedka Puntland uu ka furmo kalfadhigii 46-aad ee golaha Wakiillada maamulkaasi. Furitaanka Kalfadhiga waxaa ka qayb galaya Madaxweynaha Puntland Siciid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beelo Heshiis Ka Gaaray Colaad Muddo Ka Taagneyd Gobolka Hiiraan Beelo ku dagaalamay gobolka Hiiraan ayaa gaaray heshiis lagu soo gaban gabeynayo colaad muddo ku soo noqnoqday deegaanno hoos tago gobolka , kaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Jibouti Uga Mahadceliyey Marti-gelinta Wadahadllada Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynahadowladda federalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannnada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay kulan ku heeshaan xanuta Villa hargeysa ee magaalada Muqdisho. Anjandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadahadallada Jabuuti Ee Soomaaliya iyo Somaliland: Yaa Guuleystay Yaase Khasaaray? Shir madaxdeedka ka dhacay Djibouti waxaa durba kasoo ifbaxaya sida dhinacyado ugu kala guuleysteen tartanka diblomaasiyadda. Warmurtiyeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Djibouti ee ku saabsan shirkii u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Isbitaal Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Af-barwaaqo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa dhagax dhigay dhismaha Isbitaal la qorsheynayo in laga hirgeliyo markii u horeeysay muddo 30 ka badan deegaanka Af-barwaaqo oo ka mida deegaannada ay ka jireen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub…