Senator Fartuun “ Waxaan Kulanka U Baajinay Inaga Oo Diidnay In Lagu Qabto Aalada ZOOM ” Sheeko:Dalka Senator Fartuun Cabduqaadir Faarax oo ka mid xildhibaanada aqalka sare ayaa sheegtay in qabsoomada kulanka golaha aqalka sare ay u diideyn in lagu qabto aakada ZOOM -ka Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fartuun Cabduqaadir … 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somalinad oo Fashilmay “Somalinad ma dooneyso in ay ku biirto Soomaaliya”, erayadaas oo ka mid ahaa khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa meesha ka saaray qodobka ugu muhiimsan ee dowladda federaalka ah dooneysay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Covoronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalilaha ee COVID-19 waxaa ay ku sheegtay in maanta la diiwaan geliyey 24-kiis oo xanuunka Coronavirus ah. Wasaaradda ayaa xustay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland oo Ka Hortimid In Loo Aqoonsado Maamul KMG Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hortimid hadal ka soo yeeray dowladda fedraalka Soomaaliya, kaas oo lagu sheegay in dowaladdu madaxweynaha Jubbaland ay u aqoonsatay madaxweyne kumeel gaar ah. Wafsaxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Soo Dhaweeyey Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somaliland Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wufuudda Dowladda Federaalka ah iyo Somaliland oo Kulmay Waxaa dalka Djibouti ku kulmay wufuuddii ka kala socotay dowladda federaalaka ah iyo Somaliland iyada oo ay goobjoog ka yihiin madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’isul wasaare Abiy Axmed. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Wufuudda Wada Haddalada Soomaaliya Somaliland Loogu Soo Dhoweeyey Djibouti?+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Shacabka Garoowe Ee Ku Aadan Kulanka U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Somaliland Shacabka Garowe ayaa ka hadlay Shirka Jabuuti ku dhexmaraya Madaxda DFS iyo Somaliland , iyo ka qaybgalista Puntland shirkaasi,
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 8 Sano iyo Sooyaalka Wadahadaladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland Somaliland waxaa ay gooni isu taag iskeed ah ku dhawaaqay May 18, 1991, 30 sano kadib ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday, waxaa intaasi barbar socotey…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Rajo Wanaagsan Ka Muujiyay Kulanka Soomaaliya Iyo Somalialnd Qaar ka mid ah shacabka Magaalada muqdisho oo rajo wanaagsan ka muujiyay kulanka u dhaxeeya madaxda Dowladda Fedraalka Soomaaliya Iyo Maamulka Somaliland Halkan Ka Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Ee Kulank…