Dowladda Federaalka oo Aqoonsatay Madaxweynaha Jubbaland Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa qoraal ay soosaartay ku sheegtay in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u aqoonsatay mid KMG ah. Qoraalka ayaa u qornaa: Dowladda iyada oo ka duuleysa qaraarkii… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Sheekh Caamir “Canshuurta Laga Qaado Gobolka Banaadir Waxba Looguma Qabto Shacabka Muqdisho” Prof Yaxye Sheekh Caamir ayaa sheegay in canshuurta laga qaado Gobolka Banaadir aan waxba Loogu qaban, wuxuuna dhinaca kale sheegay in waddooyinka Muqdisho ay ka jiraan dayac xumo baahsan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Gaaray DJibouti Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa goordhow gaaray magaalada dalka Djibouti, waxaana garoonka diyaaradaha Ambouli ku soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha dalka Jibouti. Ra’iisulwasaaraha ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Biixi oo Ku Siijeeda Djabouti Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka waxaa ay ka anbobaxeen garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, iyaga oo ku sii jeeda wadanka Djabouti, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sen. Qodax: Farmaajo Malaha Taariikh wanaagsan oo ah Dhinaca Walaaleynta iyo isu soo Dhoweynta Dadka Soomaaliyeed Senator Mustafe Qodax oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, kana hadlay wada hadallada madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Ku Siijeeda Djibouti Waxaa gordhow garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofay wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaalia, Maxmed Cabdullaahi Farmaajo kuwaas oo ku sii jeeda wadanka Jabuuti. Wafdiga ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug oo Faahfaahisay Wejiga Labaad Ee Xareynta Maleeshiyaadka Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa faahfaahisay xarenta maleeshiyaadka maamulkaasi oo wejigii labaad laga bilaabayo gobolka Galgaduud. Wasiir amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in la gaaray waqtigii maleeshiyaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muwaadin Soomaaliyeed oo Lgu Dilay Koonfur Afrika Allah unaxariistee waxaa magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka kamid ahaa ganacsada magaalada. Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Abdirahman Mucalin Ali ,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Seddexda Weji Ee Wadaxaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland Saaka waxaa Djibouti ka furmaya wada hadal ay garwadeen ka yihiin dalka Mareykanka, balse ay gogosha dhigtay Djibouti, goobjoogna ka tahay Adis Ababa, kaas oo maraya heerar kala duwan! 1.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beelo Si Horudhac ah Ugu Heshiiyey Mudug Shir labo beelood maalmihii tagay uga socday deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudud ayaa maanta laga gaaray heshiis hordhac ah, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed, labada dhinac ayaa isla gartay in…