Mareykanka oo Soo Dhoweeyey Go’aanka Aqalka Sare iyo Jawaabta D. Goboleedyada Sheeko:Dalka Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Aqalka Sare ku dhex galayo, guddina ugu saarayo khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waxaa kale uu ammaanay sida ay u ajiibeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho Oo Ciyaar Xiiso Badan Ku Dhexmartay Xidigihii Hore Kubbadda Cagta Soomaaliya Magaalada Muqdisho waxaa kulan ciyaareed saaxiibtinimo kuwada dheelay ciyaartooydii hore Dalka ee Gobolada Banaadir iyo Gobolka Shabeelada Hoose waxaana is dhaxgalkan ka shaqeeyay dhallinyaro ka timid qurbaha iyo kuwa jooga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Isbitaalka Xudur Ku Booqday Askarii Ku Dhaawacantay DagaalKii Abal Madaxweynaha dowlad gobleedka koofur Cabdulcasiia Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii 2-aad ku sugan magaalada xuddur ee caasimada gobolka Bakool ayaa maanta booqday Isbitaalka guud ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 36 xaalado cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Odeyaal iyo Ganacsato Xabsiga Loo Dhigay Xiriir Ay La Lahaayeen Al-shabaab Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud lagu soo lagu xiray dad ganacsato iyo Odayaal Dhaqameed…
3 daqiiqo Sheeko:War Mudane Madaxweyne Dalkii iyo Dadkiiba Waad Isku Wada Qataartay,Qori Dab-lehna Waad Isugu Dhiibtay Xalay waxaan daawaday muuqaal uu iska soo duubay Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad oo ka dabo qaylinaya Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif: Madashu Waxay Ka Digeysa Muddo Kororsi Magackastoo Loo Bixiyo oo Ay Ka Shaqeyso Xukuumadda Madaxweynayaashii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo si wadajira ah shir jaraa’id ugu qabteen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka digeen in xukuumada hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle oo Soo Dhoweysay Go’aankii Ka Soo Yeeray Golaha Aqalka Sare Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay go’aankii ay soo saareen guddiga joogtada ah ee golaha aqalka sare islamarkana y guddigaasi ku sheegeen inay soo saari doonaan guddi ka shaqeeya isu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Sheegtay in Villa Soomaaliya Ay Ku Fashilantay Qabashada Shirka Wadatashiga DF iyo Maamul Goboleedyada Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in villa Soomaaliya ay si toos ah ugu fashilantay shirka wadatashiga ah ee la doonayay inuu dhexmaro madaxda dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Kismaayo Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi xalay uu ka dhacay qarax sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa…