Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Ka Hadlay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Sheeko:Arrimaha Amniga Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa ka hadlay dagaal beel dhowaan ka dhacay deegaanno dhacoa goobolka Hiiraan, goddoomiye Jeyte ayaa sheegay in wax lagu xumaad ay tahay in ay … 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tigray oo Diiddan Damaca Abiy Axmed ee Muddo Kororsiga, Kuna Dhawaaqay Doorasho Hal Dhinac Ah Xisbiga Tigray People’s Liberation Front (TPLF) ayaa iska diiday damaca ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ee uu ku doonayo in markii 2aad dib ugu dhigo doorashada iyaga oo sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shacabka Muqdishu Ayaa Aragti Duwan Ka Bixiyay Dhismaha Stadium Muqdisho Goobjoog ayaa booqtay garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda ku samaysay dib u hagaajin ,tan iyo kolkii ay iskaga goorayn ciidamada nabad ilaalinta Amisom 27 August 2018 waxaana mahsruucan dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyada DF oo Lagu eedeeyay inay Ku fashilantay Qaadista Canshuuraha Dalka Guddoomiyihii hore ee bulshada rayidka Diini Maxamed Diini ayaa waxa uu dowladda federaalka ah gaar ahaan wasaaradeeda maaliyadda ku eedeeyay inay ku fashilantay inay dalka oo dhan si siman canshuurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo Talaado ah 09-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Masuuliyiin Hore Ku eedeysay Khalkhal Gelin Amni Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay masuuliyiin hore uga tirsanaa maamulkooda ku eedeysay inay wadaan khalkhal gelin amni waxaana la sheegay in masuuliyiintaas ay kicin ciidan ka wadaan gobalka Gardafuu.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed oo Ka Hadashay inay Joojisay Shir u Qabsoomi Lahaa DF iyo Maamul Goboleedyada Dalka Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay wararka sheegaya in maamulka Cabdicasiis Laftagareen ay horistaageen shir la filayay inuu dhexmaro madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa xubnaha ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Baaq u Diray Shacabka Gaalkacyo Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlayay howlgal si wadajir ah ay u fuliyeen ciidamada Puntland kuwa Galmudug iyo kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu baaq ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ah ee Golaha Shacabka oo Maanta Shiraya Waxaa xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho maanta ku shiraya guddiga joogtada ah ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya sida lagu sheegay bogga golaha shacabka. Guddigan ayaa la sheegay inay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Tanzania oo Sheegay in Wadankiisu Ka Xuroobay Covid-19 Madaxweynaha waddanka Tanzania John Magufuli ayaa ku dhawaaqay in waddankiisa “uu ka xoroobay coronavirus” wuxuuna u mahad celiyay shacabka duceynayay. “Cudurka corona waa laga tirtiray waddankeenna, Alle ayaana mahad leh,”…