Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay in la diiwaan geliyay 34 xaalado cusub oo COVID-19 ah, Wasiiradda ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Musharax Madaxweyne Joe Biden oo Booqanaya Qoyska George Floyd Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga dimqoraadiga Joe Biden ayaa maanta u safraya magaalada Houston, wuxuuna la kulmi doonaa qoyska George Floyd, laba toddobaad kadib markii dhimashada Floyd ee gacanta booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tirada Dadka Cudurka Coronavirus Dunida uu Ku Dhacay oo Ka Sare Maratay 7 Milyan Tirada dadka uu ku dhacay cudurka safmarka ah ee Coronavirus (COVID-19) guud ahaan caalamka ayaa ka sara martay 7 milyan oo ruux, iyada oo Latin America ay hadda tahay meesha…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Kulankii Madasha iyo Hoggaanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Madasha xisbiyada qaran ayaa ka warbixisay natiijada kulankii maalintii shalay dhex maray madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheeikh Axmed, Xasan Sheeikh Maxamuud iyo goddoonka labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya …
8 daqiiqo Sheeko:Qormooyinka Goobjoog Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka jeediyay furitaaanka Kalfadhiga 7 ee BFS 6da Juun 2020 Shalay oo aheyd 6 bisha Juun 2020, Madaxweyne Maxamed Cabdullah Farmajo wuxuu ka jeediyay khudbad buuq iyo sawaxan hareeray furitaanka Kalfadhiga 7 aad ee labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariye Lagu Xiray Hargeysa Ciidamada Ammaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga dhigay Cali Fahad Maxamed jaamac Muuse kaas oo ka mid ah wariyayaasha ka howlgala SAABTV, Wariye Cali Fahad ayaa waxaa xarunta ugu yimid ciidamo…
5 daqiiqo Sheeko:War SOOMAALIYA UMA BAAHNA ‘SIYAASADDA WAAWEYNKA’ Laba maalin ka dib doorashadii madaxweyne Farmaajo waxaan qoray maqaal dheer oo aan ku lafoguraayey khudbaddiisii doorashada, waxa looga fadhiyo, qorshahiisii Nabad iyo Nolol. Marka laga soo tego wixii aan…
1 daqiiqo Sheeko:War FAALLO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baqaya In Mudaaharaadkii Lagu Soo Dhaweeyay Mid La Mid Ah Lagu Sagootiyo? Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Dad Lagu Qabqabtay oo Laga Sameeyey Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada ammaanka ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howl-galkaan waxaa si wadajir ah u sameeyey ciidamada maamullada Galmudug iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Xoogga Dalka oo Sheegay in Gacanta Lagu Dhigay Qaraxyo Taliska ciidamada Militariga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulooyin ku dhow degaanka Janaale ee gobolka Shabellada Hoose,waxaa ay ku sheegeen in howlgalkaas ay kusoo qabteen qaraxyo lagu…