Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Imtixaanka Shahaadiga ah Qaadayso Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa maanta shaacisay tirada ardayda u fariisanaysa imtixaanka shahaadiga ah, xarumaha imitixanaadka lagu galayo, Kormeerayaasha iyo Macallimiinta ka qayb galaya Ilaalinta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Looga Horjeedo Hadalka Madaxweynaha Ee Maqaamka Xamar oo Dhacay Waxaa maanta jidadka magaalada Muqdisho qaar ka mid ah isugu soo baxay shacabka badan kuwaas oo ka soo horjeeday in la siyaasadeeyo maqaamka gobolka Banaadir iyo matalaaddiisa siyaasadda ee Aqalka…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mug La’aanta Hadal Jeedinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidiia khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka ah ka horjeediyay labada gole isaga oo ka hadlay arrimo badan. Maxay aheyd in Madaxweyne Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Soomaaliland oo Laga Helay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo Axad ah 07-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunkan. Wasaaradda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad: Wax Ka Ogow Cudurrada Ugu Badan ee Soomaalidu u Dhintaan, Tayada Dhakhaatiirta, Goobaha iyo Arrimo Kale Daraasaddan uu soo saaray machadka Heritage ayaa looga hadlay arrimo badan oo khuseeya heerka caafimaadka dalka sida cudurrada, tayada goobaha iyo hawlwadeennada, nadaafadda iyo fayodhowrka, hooyada iyo dhallaanka iyo kaalinta…
5 daqiiqo Sheeko:War 5 Qodob Oo Laga Dheehan Karo Khudbaddii Madaxweyne “Farmaajo”… Xasillooyin Darro Siyaasadeed Ayaa Kow Ka Ah! Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikariin Guuleed oo Dalbaday in Doorashada Dalka Ay Noqoto Mid Heshiis Lagu Wadayahay Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka hadlayay doorashooyinka dalka ku soo wajahan ayaa waxa uu dalbaday in doorashada dalka ka qabsoomeysa ay noqoto mid heshiis lagu wadayhay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Fiqi oo Sheegay inuu Ka Badbaaday isku Day Lagu Dili Rabay Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo xalay xilli dambe warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyay isku day la doonayay in isaga lagu dilo waxa uuna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Soomaaliya oo Ka Dalbatay Hey’adaha Garsoorka Dib u eegista Dacwadda Wariye Gurbiye Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed oo ka hadlayay sii deynta wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyokiiska dacwadda ah ee wariye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa waxaa marka hore soo dhoweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Muqdisho oo Saakay Xiran Waxaa saakay xiran qeybo ka mid ah waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka dib markii isgoysyada muhiimka u ah isku socodka dadweynaha la soo dhoobay ciidamo boolis ah oo…