Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo Gaaray Magaalada Balaweyne Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage oo mudo bil ku dhow kormeer shaqo ku marayay Xarumaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka ee Qaybta 21-aad ayaa soo gaaray Magaalada… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada oo Ka Qabsoomay Gaalkacyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shirka isbuuclaha ah ee golaha wasiirrada Galmudug oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Shirka ayaa looga hadlay Ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Jabuuti oo Magaalada Dhusamareeb Ku Xusay Munaasabada Aas aaska Ciidamada Jamhuuriyada Jabuuti Ciidamada Jabuuti ee Hiil-walaal ee ku sugan magaalada Dhusamareb qaybna ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta xusay musaabada 43 guuradii ka soo wareegtay markii la Aas aasay Ciidamada Jamhuuriyada Walaalaha…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbadihii Furitaanka Kalfadhiga 7-aad Ee BFS Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kalafadhigii 7-aad ee labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa, oo maanta uu kulanka ka qabsoomay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kiisaska Ka Soo Kordhay Xanuunka COVID-19 48-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ee xanuunka safmareenka ee COVID-19 ku sheegtay guud ahaan dalka in laga diiwaan geliyey 85 xaalaad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Sheegtay inay Weerar Qorsheysan Ku Dishay Madaxii Al Shabaab ee Gobalka Mudug War qoraal ah ka soo baxay dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland iyo kumaandooska Soomaaliya ay dileen madaxii Al shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:War Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Weriye Coldoon oo Xabsiga Laga Sii Daayay Warar goor dhow aan helnay ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo u xirnaa Soomaaliland. Mubaarak oo la dhashay Cabdimaalek ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:War DR.Dufle “ Ma Jiraan Wax 4.5 Aan Saxiixnay Oo Ka Tarjumaya Matalaada Gobolka Banaadir ” Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu si adag uga hadlay wararka…
1 daqiiqo Sheeko:War Prof.Maxamed Xasan Doob“Duubabka Gobolka Banaadir Waa In Ay Ka Miradhaliyaan Maqaamka Muqdisho” Prof.Maxamed Xasan Doob oo sheegay in duubabka Gobolka Banaadir waa in ay ka miradhaliyaan sidii loo heli lahaa maqaamka caasimada Muqdisho.