Saraakiil Ciidan iyo Xubno Ka Tirsan Gobolka Banaadir oo Lagu Eedeeyay Dhulboob Sheeko:Arrimaha Amniga Dad degan xaafadda Waxaracadde ee degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegeen in dhul ay leeyihiin ay xoog ah kaga dhacayaan xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir, saraakiil… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Ka Gadooday Maamulka Puntland oo Shaaciyey Sababta Ku Kaliftay Gadoodka Ciidamado ka tirsan dowlad goboleedka Puntland kuna sugan qeybo ka mid ah gobolka Gardafuu ayaa muuqaal ay soo galiyeen baraha bulshada waxaa ay ku sheegeen in dowlad goboleedka Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiisas Coronavirus Ah oo Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo isku Day Dil Ka Badbaaday Dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ayaa waxa ay weerar ku qaadeen degmada Buurdhuubo ee gobalka Gedo waxaana la sheegay in weerarkaasi uu ka badbaaday guddoomiyihi degmadaas. Dadka deegaanka ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Banaadir oo Booliiska Gobolka Uga Mahadceliyey Amniga Caasimadda Ee Bishii Soon Kulan todobaadle ah oo maamulka gobolka Banaadir yeeshay ayaa booliiska gobolka Banaadir looga mahadceliyey sida ay u sugeen amniga caasimadda inta lagu jiray bishii Ramadaan. Kulankan oo ahaa midkii todobaadlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey COVID-19 Wasaaradda caafimaadka iyo daryeel bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo Coronavirus ah 24-kii saac ee tagtay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Caasimadda oo Ka Digay Ku Xad Gudubka Sharuucda Taliska ciidanka illaalinta nabad-gelyada wadooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta fiish taraafiko ee degmada shangaani ku soo bandhigay Cabdi Liibaan cabdi oo 15 jir aan gaarin da’da wadista…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash oo La Heshiisiiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta lagu heshiisiiyay madaxtooyada maamulkaas ee Garowe ka dib kulan saacado qaatay oo halkaasi ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Is Badal Ayaan Ka Rabnaa” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta. “Xiriirka kubbadda cagta waa…