Suubaan Mahad “ Shacabka Jubaland Kuma Qanacsana Maamulka Axmed Madoobe ” Sheeko:Arrimaha Amniga Suubaan Mahad Dirir oo ka mid ah musharaxiiinta is badaldoonka Jubaland ayaa waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa ka hadashay xaalada guud ee deegaanada maamulkaas. Halkan Ka Daawo Waraysi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-DR.Xasan Sheekh “Xaliimo Yarey Amni Xumo Darteeda Ayay Xalane La Dagantahay Ajaanibta ” DR.Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah Barre Jamaacadaha dalka ayaa waraysi dhinacyo badan uu siiyay Goobjoog waxa uu sharaxaad dheeri ka bixiyay khudbadii ay Golaha shacabka u jeedisay guddoomiyaha Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Hadaljeedinta Guddiga Waxaa laga Dheehan Karaa Muddo kordhin Rimman Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Muqdusho ayaa soo dhoweeyey ansixinta kuraasta aqalka sare ee matalaadda Muqdisho, waxaa uuse ku dheeraaday falcelintiisa…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban… 5 Xaqiiqo Oo Muhiim Ah oo Ay Ka Dhawaajisay Maalinnimadii Sabtida, waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsato Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa ganacsato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay gudaha dalka Koonfur Afrika, kadib weerarro saacadii la soo dhaafay lagu qaaday goobooda ganacsi. Kooxo burcad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Lagu Taageerayo Ansixinta Matalaadda Gobolka oo Caasimadda Ka Bilowday Waxaa saaka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka bilowday dibadbax lagu taageerayo, go’aankii golaha shacabka ee Baarlamaanka shalay uu ku meel mariyey 13 xubnood oo golaha Aqalka sare ku matalaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Sacuudiga Ku Ammaantay Sidey Xajka Ugu Koobeen Inta Gudaha Deggan Wasaaradda arrimaha diinta iyo awqaafta ee Soomaaliya ayaa la sheegay iney dalka Sacuudiga ku ammaantay talaabada iyo go’aanka ah iney Xajka sanadkan ku koobeen inta ku sugan gudaha dalkaasi. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo Gaaray Deegaanno Cusub Gobolka Jubbada Hoose ah Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee loo yaqaano Danab, oo muddooyinkaan howlgallo ka waday gobolada Jubbooyinka ayaa la wareegay, deegaanno dhaca gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen Al–shabab. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Faahfaahisay Sababta Loo Xiray Xafiisyada Labo TV Somaliland ayaa faahfaahiisay xiritaanka xaafiisyada Tv-ga Universal iyo Star ee magaalada Hargeysa, iyo sababta ka dambeysa in la xiroay labada Telefeshin. Wasiirka warfaafinta oo Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Ugu Hambalyeeyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti 43-Guuradii Xornimadooda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u diray dhiggiisa dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, dowladda iyo guud ahaan shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti hambalyo…