Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Sheeko:Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ee xanuunka COVID-19, waxaa ay sheegtay in guud ahaan dalka maanta laga helay 9 kiis cusub oo xanuunka Coronavirus… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne Kula Kulmay Odayaasha Dhaqanka Madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaaladda Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka jawiil, isagoo kala hadlayay dar-dar galinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Siyaasiyiin,Hey’ado Iyo Shakhsiyaad Soomaali Iyo Ajnabi Oo Kahor Yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Ee Weriye Gurbiye Waxaa maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo caburiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo Dhaweeyay Kulanka Dhuusamareeb Ku Dhexmaraya Madaxda Maamul Goboleedyada Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeyay kulan Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleedyada iyo arimo kale oo ku saabsan xaalada Dalka. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Baaqa Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muxuu Laacib Xasaasi Ka Yiri Goolkii Uu Ku Dhaliyay Garoonka Stadium Muqdisho Xasan Cabdinuur Xasaasi oo ka tirsan kooxda Horseed iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee goolka ku dhaliya mudo 16-sano ka dib garoonka ciyaaraha Muqdisho Stadium, ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Muuse Sheekh “ In La Handado Saxaaafada Xorta Ah Waa Dhaqamada Kaligii Taliska,Villa Somalia Ha Ilaaliso Madax Banaanida Warbaahinta” Xildhibaan Hore Baarlamaanka Soomaaliya Muuse Sheekh ayaa sheegay handaada saxaaafada xorta ah loo geestay in ay tahay dhaqamada kaligii taliska,madaxtooyda ha ilaaliso madax banaanida Warbaahinta” Halkan Xildhibaan Muuse Sheeh Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:- Aqalka Sare Oo Waxba Kama Jiraan Ku tilmaamay Qaraarkii Golaha Shacabka Ee Matalaadda Gobolka Banaadir Guddoonka Aqalka Sare ayaa sharci darro ku tilmaamay qaraarkii Golaha Shacabka ee Matalaadda 13- senetor Gobolka Banaadir Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Go’aanadii Ka Soo Baxay Aqalka Sare Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo Dalbaday In Lasoo Marsiiyo Shuruucda Ka Soo Gudba Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka uu ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed …
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Kenya oo Mudda Sanada Dib u Dhigtay Imtixaanada Dugsiyada Sare Ee Dalkaasi Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurka saf-marka Covid-19 oo dadka uu ku dhacayo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare iyo Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh? Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha xisbiga UPD ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay guddoonka golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa…