U bood dhigaalka

Muuqaal:- Aqalka Sare Oo Waxba Kama Jiraan Ku tilmaamay Qaraarkii Golaha Shacabka Ee Matalaadda Gobolka Banaadir

Luuliyo 7, 2020

Guddoonka Aqalka Sare ayaa sharci darro ku tilmaamay qaraarkii Golaha Shacabka ee Matalaadda 13- senetor Gobolka Banaadir

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Go’aanadii Ka Soo Baxay Aqalka Sare

Goobjoog News