FESOJ oo Taageertay Ishor istaagga Qareennada Gurbiye ee Kiiska Villa Somalia Sheeko:Baarlamaanka FESOJ ayaa taageertay ishor istaagga ay dalbadeen qareennada kiiska weriye Cabdicasis Gurbiye tifaftiraha guud ee Goobjoog Media Group. “ Waxaan ku baaqeynaa in la laalo eedeymaha ka dhanka ah Cabdicasis… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa agab caafimaad ka gudoomay shirkada Dubai Ports World (Dp World) ee dalka Imaaraatka Carabta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Agabka Caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni Oo Ka Warbixiyay Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleeydada. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni Oo La Hadlay Warbaahinta
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay go’aan gaarista eedeyn aan sal laheyn oo loo soo jeediyay Weriye Gurbiye Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay go’aan gaarista eedeyn aan sal laheyn oo loo soo jeediyay Weriye Gurbiye Halkan Ka Daawo Warbixiin Ku Saabsan Kiiska Weriye Cabdicasuus Axmed Gurbiye
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr Xasan Sheekh “Muwaadiniinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in qof kasta uu cabiri karo ra’igiisa isaga oo dhowraya Dastuurka Dalka ” Dr Xasan Sheekh “ Muwaadiniinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in qof kasta uu cabiri karo ra’igiisa isaga oo dhowraya Dastuurka Dalka ” Halkan Ka Daawo Hadal Uu DR.Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abuukaate Daahir Carab“Eeddii laga keenay Weriye Cabdicasiis Gurbiye waxaan ku sameynay Is-hortaag sharciga waafaqsan ’’ “Eeddii laga keenay Weriye Cabdicasiis Gurbiye waxaan ku sameynay Is-hortaag sharciga waafaqsan ’’ Sidaas waxa saxaafadda u sheegay Abukaate Daahir Carab. Halkan Ka Daawo Hadal Uu Abuukaate Carab Ka Jeediyay Maxkamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Macallimow “Waxaa Nasiib Dara Ah In Cabdicasiis Gurbiye Loo Cuskado Qodobo Ka Mid Ah Xeerka Ciqaabta Oo Madaxweynuhu Sheegay In Ay Dhaceen ’’ Xoghayaha FESOJ Macalimuu “Waxaa Nasiib Dara Ah In Cabdicasiis Gurbiye Loo Cuskado Qodobo Ka Mid Ah Xeerka Ciqaabta Oo Madaxweynuhu Sheegay In Ay Dhaceen ’’ Halkan Ka Daawo Hadal Uu Macallimow…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdalla Muumin “Waa Nasiib Dara Ah In Seddax Jeer La Bedelay Qodobada Eedeynta Weriye Gurbiye’’ Xoghayaha SJS Cabdalla Muumin “Eedeymaha loo haysto Gurbiye waxa ay Ka Imaanayeen Madaxtooyada ,Waxaa Nasiib Dara Ah In Seddax Jeer La Bedelay Qodobada Eedeynta’’ Halkan Ka Daawo Hadal Uu Cabdalla Muumin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle oo Ka Qeyb Galay Shirka Hormarinta Maaliyadda Dalka Wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdirxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qeyb galay shirka loogu magac daray hormarinta maaliyadda dalka, kaas oo sedex geesood ahaa. Shirka oo ku qabsoomay…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kiiska Gurbiye: Siyaasiyiin, Hey’ado iyo Shakhsiyaad Soomaali iyo Ajnabi Leh oo Kahor yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Waxaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo…