Da’yarada Kooxaha Midnimo Iyo Fanka Oo Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Ciyaareed Saaxiibtinimo Sheeko:Cayaaraha Da’yarada kooxaha Midnimo iyo Fanka ayaa ciyaar saaxiibtinimo iyo is barasho ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kulankan soo abaabulayay maamulka Midaynta oo u i staagay dhiirigelinta iyo kor u qaadida… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Daawo: Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Waxaa maanta bilowday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare ee fasallada Form 4, iyadoo ay jirto in ardada qaar ay waajahayaan dhibaatooyin farabadan. Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Hiraal oo Ka Hadleysa Hoos u Dhaca Weerarada Al-shabaab Warbixin uu soo saaray machadka Hiraal oo ka hadlayso amniga ayaa wax badan looga hadlay, iyadoo lagu sheegay inuu jiro hoos u dhac weerarada Al-shabab. Waxaa ay sidoo kale ay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sirdoonka Jubbaland Oo Kismaayo Ku Soo Bandhigay Qaraxyo Ciidamada Sirdoonka dowlad goboleedaka Jubbaland ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Al-shaab, kadib howlgallo 24-kii saac ee tagay ay ciiodamadu ka wadeen magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Amniga Goobaha Imtixaannada oo La Adkeeyey Waxaa aad loo adkeeyey goobaha ay ardeyda ku galayaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee guud ahaan dalka. Magaalada Muqdisho meelaha amniga la adkeeyey waxaa ka mid ah jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Waxbarashada oo Qaadeysa Imtixaannada Dugsiga Sare Waxaa maanta qeybo badan oo dalka ah ka dhacaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee mideysan kaas oo ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ah. Maamul goboleedyada, oo laga…