Xildhibaan Mahad Salaad oo Beeniyey in Madashu Kahor Timid Ceyrinta Kheyre Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka iyo Madasha ayaa qoraal uu bartiisa Faceboogga goordhow soo dhigay waxaa uu ku beeniyey qoraal loo tiiriyey Madasha oo la isla dhex… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Ee Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda Soomaaliya Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa aragti kala duwan ka bixiyay sida ay u arkaan kalsooni kala noqoashada Xukuumadda Soomaaliya ee maanta ka dhawaaqay guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Maxamed Abuukar Islow Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Xilka Looga Xukuumadda Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in sharci daro ay tahay go’aankii xillka looga qaaday Xukumadda uu hogaamiyo Raysal wasaare Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gudoomiye Mursal Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sababaha Loo Riday Xukumadda Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan qaaday taasna ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEG DEG:-Madaxtooyada Oo Aqbashay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre. Madaxweynuhu wuxuu muhiim u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirkii Dhuusamareeb Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Beesha Caalamka ee soo saaray War-Saxaafadeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Magacaabay Guddiyada Ku Matalaya Wada Hadallada Doorashada Ee Dowladda Federaalka Maamul goboleedyada qaar ayaa magacaabay guddiyo u matali-doona shirka looga hadlayo doorashada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka ah. Guddiyadan oo lagu heshiiyey Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa iney shaqeeyaan, oo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qodobada uu Mursal Sheegay in Lagu Ceyriyey Kheyre Guddoomiyaha golaha sacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliy Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisalwasaare Xasan Cali Kheyre , ay ku guul dareysatay dhowr qodob oo horay ay u balan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mursal: Xukuumadda Xasan Kheyre Waa Dhacday Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo goordhow la hadlay saxaafadda ayaa sheegay iney dhacday xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre isaga oo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaaryahanada Hirshabeele Oo Cabasho Ka Ah Garoomo La’aan Haysta Ciyaartooyda iyo macallimiinta ka dhisan Maamulka Hirshabeele ay cabasho ka ah garoomo la’aan haysata,iyagoo sheegay in Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya ay ka gaabisay wax u qabashada dhamaan garoomada ciyaaraha Maamulkaas. Qaar…