AMISOM oo Deeq Caafimaad Gaarsiisay Isbitaalka Guud Ee Baladweyne Sheeko:Caafimaadka Ciidamada Dalalka Jabuuti iyo Itoobiya oo qaybta ka ah howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka weyn ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee maamulka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Puntland oo Lgu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Galmuduug iyo Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye ayaa goordhow gaaray, magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaas lagu soo dhoweeyey, Madaxda ayaa safar dhulka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Shuute oo Digniin u Diray Laamaha Dambi Baarista Guddoomiyaha maxkamadda ciidmada qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa uga digay laamaha dambi baarista ciidamada qeybahooda kala duwan in ay qob isaga haayaan xabsiga isaga oo aysan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada Qaar oo Magacaabay Guddi Ku Matala Wada Hadallada Doorashada Ee Kala Dhaxeya Dowladda Federaalka ah Maamul goboleedyada qaar ayaa magacaabay guddiyo u matali-doona shirka looga hadlayo doorashada ee kala dhaxeeya dowladda federaalka ah. Guddiyadan oo lagu heshiiyey Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa iney shaqeeyaan, oo weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulmayaan xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, mid kamida kulamadoodii golaha. Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay ka doodista…