Wasaaradda Amniga Galmudug oo Hub iyo Ciidan Kula Wareegtay Balanballe Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxwynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”, madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo wasirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa oo goobjoog ka ahaa wareejinta hub… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahin Qarax Saaka Ka Dhacay Afaafka Dekadda Muqdisho Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax saaka ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, kadib markii gaari lagu weerar laanta canshuuraha oo ka soo horjeeda dekadda, warar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradd Waxbarashada Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga wasaaradda la bilaabayo qaadista imtixaanka shaadiga ee Fasalada 8aad ee dugsiga dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekadda Muqdisho. Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay afaafka hore ee Dekadda magaalada Muqdisho, gaar ahaan laanta canshuuraha oo ka soo horjeeda Dekadda. Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday gaari yar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Aqoonyahan Taageeray Maqaamka Muqdisho iyo Dhaqangelinta Doorasho Qof iyo Cod Bayaan ay soo saareen mas’uuliyiin iyo aqoonyahan ka tirsan Puntland oo la soo gaarsiiyey Goobjoog News ayaa lagu sheegay in Puntland ay aasaas u tahay qarannimada Soomaaliya ee ku saleysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sarkaal Al-shabaab ah oo Isku Dhiibey Dowladda Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole oo ka tirsanaa sida la sheegayo saraakiisha Al-shabaab Gobolka shabeelaha hoose ayaa isku soo dhiibay Ciidamadda kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab. Arrintan ayaa warbaahinta dowladdu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Baaq Kasoo Saaray Xiisadda Ethiopia Guddoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay xasilooni kadib markii dalka Ethiopia ay ka dhaceen rabshado ka dhashay dilka heesaa caan ahaa. Rabshado socday laba maalmood ayaa 81…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaladaha COVID-19 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 20 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban aalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada sugayay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh Maxamuud “Dowladda Waxaan Ka Rabnaa In cadayso Mowqifka Doorashooyinka” Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed oo ka hadlayay munaasabadda 1-da Luulyo oo ka dhacday Mqudisho ayaa sheegay in Dowladda ay cadayso mowfiga doorashooyinka 20201. Halkan Ka Daawo Khudbad Uu…