U bood dhigaalka

Wasaaradd Waxbarashada Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah

Sheeko:Waxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga wasaaradda la bilaabayo qaadista imtixaanka shaadiga ee Fasalada 8aad ee dugsiga dhexe iyo 12aad ee dugsiga sare, kuwaasi oo qabsoomi doono horaanta bishaan July ee 2020-ka .

Goobjoog News