Day: August 3, 2020
-
Bin'aadanimada
Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka u Dirtay Baaq Ku Aadan Fatahaadaha Webiga Shabeelle
Wasiirka gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay…
Read More » -
Banaadir
Wasaaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Lagu Furay Duulimaadyada Caalamiga ah
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka…
Read More » -
Baarlamaanka
Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulanka Golaha Shacabka?
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib ugu noqqoshada miisaaniyadda dalka ee 2020-ka, kaas oo xukuumaddu soo…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Faahfaahinta Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho
Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax maanta ka dhaxay maqaayad ku taallo afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, taas…
Read More » -
Banaadir
Weriye Abuuja oo Maxkamad Lasoo Taagay, Laguna Eedeeyey Khiyaano Qaran, Al-shabaabnimmo iyo Dil
Waxaa saaka maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida lasoo taagay weriye Maxamed Abuuja oo 5 bil oo 4 maalin…
Read More » -
Ciyaaraha
Goolhayaha Kooxda Muqdisho City Club Oo Ku Soo Laabtay Garoomada
Goolhayaha Xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club Saciid Aweys Cali ayaa ku soo laabtay kooxdiisa,ka…
Read More » -
amaanka
Waraysi-Dowladda Soomaaliya Oo si Rasmi Ah U Furtay Duulimaadyada Caalamiga ah
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan…
Read More » -
Gobalada
Madaxweyne Deni oo Ku Wajahan Goldogob
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Goldogob ee gobolka Mudug…
Read More » -
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Mas’uul Xalay Lagu Dilay Walanweyn
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka tacsiyadeeyay geeridaa guddoomiye ku-xxigeenkii maaliyadda degmada Walanweyn Maxamed Cabdulaahi Omar(Koosto).,…
Read More »