U bood dhigaalka

Guddoomiyaha Taqal “Xafiiska Aan U Furnay Ciyaartooydii Hore Waa Qeyb Ka Mid Ah Horomarka Isboortiga Jubaland”

Sheeko:Cayaaraha

Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda cagta Jubaland Axmed Taqal (Timajilac) oo ka hadlay munaasabada  Magaalda Kismaayo xafiis loogu furayay ciyaartooydii hore Gobolka Jubada hoose ayaa sheegay in xafiiskan uu qeyb weyn ka qaadanayo horomarka ciyaaraha kala duwan ee Jubaland.

“Waxaa nasiib u yeelateen,in aad talada wax ku yeelataan oo aad qeyb ka noqontaan shaqada kala duwan oo haayo Xiriirka,waxaan diyaar u nahay in aan dhagaysano aragtidiina,si guud ahaan Jubaland aan u gaarsiino horomarka iyo mashaariicada Isboortiga” ayuu warbaahinta u sheegay guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Timajilac).

 Daawo Guddoomiye Taqal Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Xafiiska Loo Furay Ciyaartooydii Hore

Halkan Ka Aqriso Xogta Xafiiska Loo Furay Ciyaartooydii Hore Jubaland

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/xiriirka-kubbadda-cagta-jubbaland-oo-xafiis-qalabaysan-ku-wareejiyay-ciyaartoydii-hore/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle