Tartan Is dhexgal Bulsho Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Degmada Buurhakaba
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Kulan Cayaareed loogu –tala galay is-dhaxgalka Bulshada iyo Nabada ayaa lagu qabtay degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay,kulankan waxa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Buurhakaba.
Halkan Ka Daawo Tarrtanka Lagu Soo Gabagabeeyay Buurhakaba
Goobjoog News