Maamullada Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo Taageeray Go’aamadii Garowe Sheeko:Amniga Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Hirshabelle, iyo Galmudug, ayaa Taageeray Go’aanka shirka Wadatashiga Garoowe ay ku yeesheen Puntland Iyo Jubbaland, kaddib Shir Qadka enternetka . Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha Ka ah… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Wasiirradda Oo Ansixiyay Hab-raaca Hoggaanka Hubka Iyo Rasaasta Ciidanka Xoogga Dalka Golaha wasiirrada xukuumadda xil gaarsiinta dalka, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay golaha usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Turkiga Oo Gaadiidka Gaashaaman Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya Sii haya Xilka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo Dowladda Turkiga ay ku deeqday Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jubaland Oo Soo Gaba-Gabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Puntland Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland intii u dhaxaysay 24 ilaa 27 Bishan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saciid Deni Iyo Axmed Madoobe Oo Guul Iyo Horomar Ku Sheegay Shirarkii Ugu Qabsoomay Garoowe Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah,iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shariif Xasan Sheekh Aadan “Doorashada 2020-201 Waa In Ay Ku Dhacdaa Si Nabadgalya Ah Oo La Isla Ogol Yahay ” Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed sidoo kale mar soo noqday guddoomiyihii hore Baarlamaanka Sooomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa soo gaaray caasimada Mqudisho waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Gaaray Caasimada Galmudug Wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,waxaana caasimada si heer sare ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Baalamaanka Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiirka Dhallinyarada & Ciyaaraha Puntland Ayaa Kulan La Qaatay Injineerka Gacanta Ku Kaya Dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare Ee Caasimada Puntland Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Puntland ayaa kulan la qaatay Injineerka Gacanta ku haya dhismaha Garoonka Kubbadda cagta Mire Awaare ee Caasimada Dowladda Puntland. Wasiir Jaamac Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Xaqiijiyey Iney Muqdisho Iman-doonaan Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug u Magacaabay Madaxweyne Qoorqoor Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa rabacadii Cabdicasiis Nuur Xuseen u magacaabay Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug, tallaabadan oo imaaneysa maalmo uun kadib markii uu…