Day: August 30, 2020
-
Banaadir
Soomaaliya: Xafiiska UNSOM Baahi Looma Qabo
Xafiiska siyaasadda ee qaramada midoobey uga furan Soomaaliya ee UNSOM ayey Muqdisho sheegtay in aan baahi loo qabin, isla markaana…
Read More » -
amaanka
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dhaqaalaha Iyo Deyn Cafinta
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay dhaqaalaha dalka iyo dardar gelinta qorshaha…
Read More » -
Ciyaaraha
Saaxiibada Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Ayaa Soo Dhaweeyay Ka Mid Noqoshada Musharaxiinta Xiriirka Kubbaddda Cagta
Bishii April 2020 waxaa shaqada maamulka kooxda Elman ka tagay Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) oo ahaa guddoomiyihii hore naadiga waxaana bilooyinkii…
Read More » -
amaanka
Furitaanka Jaamacadaha Kahor, Digniin Ku Aaday Hirka 2aad ee COVID-19
Waxaa bisha 9aad furmaya jaamacadaha iyada oo lagu wado in areydu tagaan fasalada markii ugu horeysay muddo sanad ku dhow…
Read More » -
amaanka
Madaxweyne Deni oo Magacaabay Xubno Ka Tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Puntland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkab Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka…
Read More » -
amaanka
Akhriso: Maxay Kawada Hadleen AMISOM iyo Maamulka Galmudug?
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee AMISOM Francisco…
Read More » -
Banaadir
Goodax Barre oo Ku Dhawaaqay Waqtiga La Shaacin Doono Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad
Siihayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee…
Read More »