Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Sheeko:Baarlamaanka Guddiga joogtada ah ee golaha aqlka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ku leh magaalada Muqdisho, Ajanadaha kulanka waxaa lagu sheegay sedex qodob, kuwaas oo kala ah. 1… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib u Dhac Maanta Ku Yimid Furitaanka Shirka Dhuusamareeb3 Waxaa dib u dhacay shirkii shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu madlansanaa inuu maanta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. Shirka ayaa ballanku ahaa inuu furmo in la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Golaha Shacabka Hortagaya Golaha shacabka ee Baalmaanfederaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa kulan ku leeyhay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, Golaha ayaa lagu wadaa inuu horyimaado madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabis Weyn Oo Laga Qabo Fatahaad Beledweyne Iyo Jowhar Roobab ka da’aya Buuralayda Itoobiya, ayaa sababay in uu soo buuxsamo Wabiga shabeelle, taa oo sare u qaadday cabsida laga qabo in uu Webiga sameeyo fatahaado. Degmooyinka Beledweyn iyo Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Oo Ku Laabtay Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,kaddib socdaal hawleed qaatay mudo labo usbuuc ah. Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda Afrika Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika oo ay golaha u soo gudbisay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada KGS? Shirka todobaadlaha ah, golaha wasiirada Koofur Galbeed oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo, waxaa looga hadlay fatahaadda webiga Shabeelaha uu ka geystay gobolka Shabeelaha hoose, iyadoo sidoo kale warbixin amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go’aamiyey In Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka Fadhigii 62aad ee golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga dooday qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiyihii Ikhwaanka Casaam Al-caryaan oo Xabsiga Ku Geeriyooday Waxaa goordhow xabsiga Dhura ee dalka Masar ku geeriyoodey hoggaamiyaha ikhwaanka Muslimiinka Casaam Al-caryaan. Al-caryaan oo ka tirsan hoggaanka ugu sareeya xarakada caalamiga ah ee Ikhwaanka ayaa la sheegayaa inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Guddiga Dastuurka BF oo Golaha Shacabka Hordhigay Saddex Caqabad oo Heysata Ansixinta Dastuurka Guddiga Dastuurka ayaa arbacadii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ka hor akhriyeen qabyo qoraalka 2-aad ee dastuurka KMG ah, oo u qeybsan qaanadihiisu (1) Dastuurkii asalka ahaa,…