Faah-faahin: 19 Qof Ku Dhimatay Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Sheeko:Arrimaha Amniga Afhayeenka ciidamada asluubta Cabdiqani Maxamed Qalaf oo maanta ka hadlay weerar shalay ka dhacay xabsiga dhexe ayaa sheegay in 15 maxbuus ay dhinteen halka ay dhaawac yihiin 7 kale. Askarta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Weerarkii Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Waxaa Ka Danbeysa Hay’adda Nabad sugidda ” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa madaxda Dowladda Soomaaliya ku eedeyay arimo badan oo ay ka mid yihiin Amniga iyo xaalada kala guurka,wuxuuna shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin “Taariikh Wanaagsan Ayay Ii Tahay Hanashada Horyaalka ” Tababare ku xigeenka kooxda Dowladda hoose ee Muqdisho City Club Daadir Amiin Cali ayaa horyaalka Somalia Premier League qaaday,isagoo macallin iyo ciyaaryahan wuxuuna arintaa ku sheegay rikoor aad u wanaagsan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Universal Tv Ee Hargeysa oo Goobjoog Uga Waramay Ganaaxii Lagu Soo Rogay Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sharci darro ku tilmaamay ganaaxii maalinimadii shalay ay ku soo rogtay Somaliland muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Galmudug: Shirka Dhuusamareeb Waqtigiisa Ayuu Ku Qabsoomayaa Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb uu dhici doono xilligii lagu balamay, oo ku began 15…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka ee BF oo La Horgeeyey Sharci Ogolaanaya Guurka Caruurta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa haatan horyaalla sharci ogolaanayo in la guursado caruurta da’da yar. Sharcigan oo buuq dhaliyey ayaa la soo badalay kii ay golaha wasiirrada ansixiyeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo Xilka Iska Casilay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay caasimadda Beirut oo ay ku dhinteen in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Sadiq Warfa: “Xal Ayaa Laga Gaaray Cabashada Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde” Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadlay cabashada shaqaalaha muruq-maalka ah ee ka howlgalla garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Taliye u Magacaabay Dhuusamareeb Taliyaha ciidamada booliska Soomaalioyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu taliye Boolis ugu magacaabay, saldhigga boolika Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug. kadib markii dhowaan…